British Somali Medical Association, home

Shirka labaad ee COVID-19: talaalka iyo bulshada Soomaaliyeed

Asalaamu alaykum

Dhakhaatiirta Somaliyeed ee UK (BSMA) waxay idiin soo bandhigayaan barnaamij ay kaga hadlayaan talaalka COVID19.
Dhakhaatiirta Waxay sharaxi doonaan waxa uu talaalku ka koobanyahay, faa’idooyinkiisa iyo waxyeeladiisaba.

Fadlan kaso qaybgala, si aad u fahantaan tallaalkan cusub, oo fursad ugu heshaan in la idiinkaga jawaabo su’aalihiina islamarkaa.
Live xagga ZOOM iyo YOUTUBE

Fadlan u sii gudbiya Qaraabo iyo asxaabtiina, Mahadsanidiin.

Wa maalinta Axada - Sunday 27th Dec
2 - 4pm

Register here/iska qor halkaan

Yay idin dhaafin!!